Talaado, March 19, 2013Aktaradda Deepika Padukone ayaa ku guuleysatay in ay filimka soo socda ee Kick ay la sameyso aktarka
Salman Khan, waxayna booska kala baxday atariishooyin kale
oo ay ka mid yihiin Anushka Sharma iyo Priyanka Chopra. Warar ku dhow dhow Film sameeyaha Sajid
... Ugu dambeyntiina, Filimka Kick
oo ay wada jilayaan
Salman Khan ayaa waxaa jilitaankiisa la billaabi doonaa
1-da bisha June 2013. codkasoomaalida@gmail.com
...